Slideshow

Hirixo Ai Masterclass

3 week 

Live course

Qofkasta wu samayn karaa muqaal Ai ah laakiin qofkasta ma samayn karo film dhamaystiran oo ay ka danbayso sheeko qurux badan taas oo lagu dhisay xirfad dhamaystiran. 

COURSE CURRICULUM

Maxaad baran doonta

Waxaad Tababarkan 3 week soconaya ku baranaysa si live sida lo sameyo filmaan AI ah oo dhamaystiran.

7 Chapter11 CasharLive TrainingMasterclass
01Sida loo diyaarsado script ama sheeko2 Cashar
Doorashada iyo diyaarinta sheeko qurux badanLive
Meelaha aad ka raadin karto sheeko wanaagsan haddii aanad adigu qori karin mid gaar ahLive
02Sameynta iyo doorashada characters iyo sida loo joogteeyo3 Cashar
Sida loo doorto Characters ka filimkaLive
Sida loo joogteeyo characters ka ama actors ka filimkaLive
Sida loogu doorto maryo dhacdo kasta loogana badaloLive
03Sida prompt sax ah loo qoro si aad uso saarto AI scene tayo leh1 Cashar
Sida prompt sax ah loogu sameeyo AI scene tayo lehLive
04Sida codka loogu sameeyo Scenes ka samaysay1 Cashar
Samaynta iyo ku darista codka scenes-kaLive
05Editing2 Cashar
Barashada Tools ka wax lagu edite gareeyo ado isticmaalaya mobilkagaLive
Sida loo edit gareeyo layskuna daro xalqadaha samaysayLive
06Samaynta Covers, Scenes iyo posters1 Cashar
Samaynta covers, scenes iyo postersLive
07Talooyin iyo sida lacag ugu badali lahayd xirfadaha1 Cashar
Furista Account Tiktok ah oo France ahLive